Medecins Sans Frontiers
HOME  COUNTRIES  CONTENT  ABOUT MSF  DONATIONS  VOLUNTEER
 
Asia
Americas
Africa    Algeria 
   Angola 
   Benin 
   Burkino Faso 
   Burundi 
   Central African Republic 
   Chad 
   Congo 
   Cote d'Ivoire 
   Democratic Republic of Congo 
   Egypt 
   Ethiopia 
   Eritrea 
   Guinea 
   Guinea Bissau 
   Equatorial Guinea 
   Kenya 
   Lesotho 
   Liberia 
   Madagascar 
   Malawi 
   Mali 
   Mauritania 
   Mozambique 
   Niger 
   Nigeria 
   Rwanda 
   Sierra Leone 
   Somalia 
   South Africa 
   Sudan 
   Tanzania 
   Swaziland 
   Uganda 
   Zambia 
   Zimbabwe 
   Cameroon 
Europe
Fiidnimadii hore ee 24kii Juunyo 2009ka oo maalintuna ay Arbaco ahayd, gaari gaar loo lahaa oo MSF u kireysnaa ayaa lagu weerarey Waqooyiga Gaalkacyo, ee Soomaaliya, isaga oo ka soo noqdey bukaan uu ka qaadey Xarun MSF oo ku taala Koonfurta Magaalada uuna geeyey isbitaal Waqooyiga ku yaal.
MSF OO DAWEYSEY DHIBANAYAASHII DAGAALKA BARTAMAHA SOOMAALIYA
Dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn/Medecins Sans Frontieres (MSF) ayaa daweeyey dersinno bukaanno ku dhaawacmey dagaallada ah ka dib dagaalkii Jimcihii ka dhacay magaalada Wabxo ee Bartamaha Soomaaliya.


Qursha la gaarsiinayo Soomaaliya
- Hay'adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn (MSF)

  • PDF (5MB)
  • kelo cote scar

    Qursha la gaarsiinayo Soomaaliya
    - Hay'adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn (MSF)

  • PDF (5MB)
  • MEDECINS SANS FRONTIERES - Rue de Lausanne 78 - CP 116 - 1211 - Geneva 21 - SWITZERLAND
    Tel: +41 (22) 849.84.00 - Fax: +41 (22) 849.84.04
    CONTACT MSF